Soomaalidii ugu badneyd oo Coronavirus ugu geeriyootay dalka Sweden

Ugu yaraan lix Soomaali ah ayaa ka mid noqotay 15 ruux oo dalka Swdeden ugu geeriyooday saacadihii la soo dhaafay cudurka Coronavirus sida ay sheegtay warbaahinta dalkaas. Telefishinka Sweden ee SVT oo soo xiganaya ururka iskutaga dhaqaatiirta ayaa caawa xogtan baahiyey. Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegay in arrintan ay ugu wacan tahay, dadka oo aan helin … Continue reading Soomaalidii ugu badneyd oo Coronavirus ugu geeriyootay dalka Sweden